Baarlamaanka Puntland oo aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Garawe ayaa aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni oo ku aadanaa in loo kordhiyo waqtiga uu kusoo magacaabayo golaha Wasiirada. Madaxweyne Saciid Deni ayaa mudo 30-cisho ah fursad u heestay in uu kusoo magacaabo golihiisa Wasiirada, hasa ahaatee Madaxweynaha ayaa Baarlamaanka ka dalbaday … Continue reading Baarlamaanka Puntland oo aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni